Print |
A A A

Soo dhowaada (Somali)

Ku soo dhowaada website-ka Dugsiyada Dadweynaha Boston!

Sharciga Bedelaada Waxbarashada - warqada qoysaska

Himiladayada

Waxan ku soo dhoweynaynaa caruurta magaaladan Dugsiyada Dadweynaha Boston, halkanoo waxbarid iyo waxbarasho wax ku-ool ah loogu diyaariyo ardaydeena oo idil siday u hantaan heerar sare, oo ahna meel bulshada dhmaanteed ay u wada shaqeeyaaan siday isha ugu hayaan caruurta.

Dugsiyada Dadweynaha Boston waxay u tarjumaan qoraallo badan qoysaska min Ingiriisi ilaa todoba afafka ugu waaweyn ee lagaga hadlo dugsiyadeena. Qoraallada soo socdaa waxay bixiyaan warar muhim ah xagga waxbarashada ilmahaaga:

Xogta Guud

Shirarka Bulshada

MCAS: Xaanshida Xaqiiqada

Racfaanada Kartida ee MCAS

 

Xayaysiiska Dooda Miisaaniyada Sanadka Maaliyada 2011

Xidhida dugsiyada xaga cimilada

Buugyaraha Adeegyada Taageerka Waxbarashada

Arjiga Codsiga Adeegyada Taageerka Waxbarashada

Hilimada ilaa Heer Sare

Hilimada ilaa Heer Sare -- Himilooyinka Tacliimeed iyo Tubaha

Xaflada Weyn (Jamboree) ee Kunoqoshada Dugsi

Hagaha DDB ee Qoysaska iyo Ardayda

Warsidaha“Arimaha Qoyska”

Xaanshida Talabixinta Kulayla

‘Boston R.O.C.K.S.’!!! Waa Xaanshi Xayaysiis

Xulashada Dugsi

Akademiga Ardayda Cusub

Soo Banshigida Dugsiyada Dadweynaha Boston

Xaanshiyaha Xogta Ushintirinta Xanaanada

“10 Siyood ee Isudiyaarinta Xanaanada”

Nidaamka Degenaanshaha:

Adoo hada isu diiwaan geliyey dugsi…Maxaa ku xiga?

Cuntooyin Bilaash ah ama Qiime Jaban

Arjiga Kooban ee Cuntada

Tilmaamaha Arjiga Cuntada

Arjiga Codsiga Cuntada

Waraaqaha Kale

Kalaqaadida Cudurka “MRSA Staph Infection” – Dhambaalada Qoysaska loo diray

Kalaqaadida Cudurka “MRSA Staph Infection”– Xaanshida Xaqiiqada

Gaadiidka: Xogta Kudejinta/Kaqaadida iyo Arjiga Gaadiidka Kaduwan

Wixi Caawinaad ah, fadlan wac

Dugsiyada Dadweynaha Boston
Xarumada Waxtarmada Qoyska

  • Aaga Bari: 617-635-8015
  • Aaga Waqooyi: 617-635-9010
  • Aaga Galbeed: 617-635-8040

Dugsiyada Dadweynaha Boston
Xafiiska Barteyaalka Af Ingiriisiga
617-635-9435

Magaalada Boston
Xafiiska Duqa Magaalada ee Reer Bostonka Cusub
617-635-2980